MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay nuuca dooraho ay qaban doonaan marka uu dhamaado muda xileedkiisa.

Madaxweynaha wuxuu tilmaamay inay ka go’an tahay doorashada soo socota inay noqo mid dadweyne oo qof iyo cod ah.

Advertisement

“Waxaa gabi ahaanba naga go’an inaan ku guuleysano dadaalkeena ku aadan qabashada doorasho Qaran oo toos ah”ayuu yiri Madaxweynaha

Sidoo kale Madaxweynaha wuxuu xusay inay tahay in Soomaalidu ka jeesato boggii doorashada dadban.

“waan soo laabnay bogii doorashada dad-ban,waxaaan rabnaa doorasho toos ah”ayuu mar kale yiri Madaxweyne Xasan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here