Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo oo ku astaysan 64 sano guurada xornimada Gobollada Koonfureed iyo midowga Labadii Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur Soomaaliya.
Masuuliyiin kale oo bada ayaa sidoo kale xalay fadhiyay kuwaasoo ay u dhamaayeen hay’adaha kala duwan ee Dowlada iyo marti sharaf lagu casuumay.
Advertisement
Xalay 12-kii saq-da dhexe ayaa la saaray calanka laguna dhuftay astant qaranka Soomaaliyeed.
Calan saarka ka dib waxaa bilowday dadaal dega iyadoo ay is qabsatay daryanka bululeeerta madaama rasaasta hubka la mamnuucay in loo rido xuska xoriyada.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement