Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani kaasoo uu kala hadlay arimaha Somalia.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan ayaa Amiir  Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani isla soo qaadeen xoojinta iskaashiga labada dal.

Advertisement

Dowlada Qatar ayaa mashaariic hore uga fulisay Somalia hadana waxay wadaa dhismaha lami isku xira Muqdisho ilaa Jowhar ,iyadoo la ogyahay in xamar ilaa Balcad durba la dhameystirey.

Xiriirka wanaagsan ee Qatar iyo Dowlada wuxuu ku soo aadayaa xili uu sii xumaanayo xiriirka ka dhexeeya Dowlada Somalia iyo Imaaraadka oo xifaaltan uu kala dhexeeyo Qatar.

XAFIISKA WARARKKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 2 people, dais and text that says "NADANTOOYADA CINE ደሲደያ FELEELLLEL SHEIKHTAMIMBINHAMADALTHANI SHEIKH TAMIM BIN HAMAD AL NI AMIR OF QATAR H.E. HASSAN SHEIKH HE.HASSANSHEIKHMOHAMUD MOHAMUD PRESIDENT THE FEDERAL -REPUBLIC FEDERALREPUBLICOFSOMALIA OF SOMALIA @TheVillaSoralia media@presidency.govso www.villasomalia.govso"

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here