KIGALI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kigali ee Xarunta Dalka Rwanda.
Madaxweyne Xasan ayaa halkaasi u tagay si uu uga qeybgalo caleema-saarka Madaxweynaha Dalka Rwanda Paul Kagame kaaasoo mar kale la soo doortay.
Advertisement
Madaxweynaha ayaa sidoo kale lagu wadaa inuu kulan gaar ah la qaato Madaxweyne Paul Kagame iyo madaxda kale caleema saarka kadib.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement