Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay wararka sheegaya inay Dowlada Qadar wada hadal siineyso Dowlada iyo Alshabaab isagooma si weyn u beeniyay warkaasi.

Madaxweynaha wuxuu ku tilmaamay warkaani mid shacabka lagu marin habaabinayo,wuxuu carabka ku adkeeyay inaaneey jirin wax wada hadal ah oo ay Alshabab la galayaan.

Advertisement

Madaxweyne Xasan taa badalkeeda wuxuu sheegay inay doonayaan in Alshabaab hubka dhigaan dadkoodana dhinac ka raacaan.

 

 

 

 

Madaxweynaha wuxuu ku celiyay baaqyadii hore oo ahaa inay dhalinyarada Alshabaab soo dhaweynayaan hadii ay ka soo baxaan kooxdaas kana tanaasulaan fikirka alshabaab.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here