MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay colaad beeleedyada ku soo badanaya Gobolada dalka kaasoo galaabtay nolosha dad badan halka kuwo kalana ku dhawacmeen.
Sidoo kale Madaxweynaha wuxuu si maldahan uga hadlay ciidamadii Milatariga Somalia ee dhawaan lagu laayay Degmada Ceelbara kuwaasoo Laftigooda aano qabiil loo beegsaday.
Advertisement
“Askarta socota ee aan deegaanka u dhalan dowladda ayaa keentay in loo hiilin waayo sax maaha ,dadka waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan colaadda kala dhaxeysa deriskooda”.ayuu yiri Madaxweyne Xasan
Halkaan ka daawo muqaalka waka Madaxweynaha uu kaga halay arimahaani:-
Advertisement