Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka TĂĽrkiye Recep Tayyip ErdoÄźan ayaa uga tacsiyeeyay weerarkii argagaxiso ee galabta ka dhacay magaalada Ankara ee dalkaas.
“Soomaaliya waxa ay garab taagan tahay shacabka aan walaalaha nahay yo dowladda Türkiye ee dagaalka kula jira argagaxisada.” Ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Advertisement