NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa soo gaaray laguna soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.

Madaxweynaha ayaa maalmihii ugu dambeeyay  safarro shaqo ku marayey dalalka gobolka ee qeybta ka ah howlgalka Nabad Ilaalinta Afrika ee Soomaaliya iyo Dalka Ereteria oo ciidamo Somali ah lagu tababarayo.

Advertisement

Madaxweyne Xasan ayaa soo maray Ereteria , Burindi,Uganda iyo Jabuuti ka hor inta uusan caawa soo gaarin Kenya.

Magaalada Nairobi waxaa lagu wadaa Madaxweyne Xasan inuu wadahadallo kula yeelan doono Madaxweymaha Kenya William Ruto.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here