Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanku ka baxeen qaar ka mid ah Degmooyinkii hore looga saaray Alshabaab

“Hal degmo oo laga xoreeyey Argagaxisada oo dib ay u qabsadeen ciidamadu majirto dadka Soomaaliyeed ayaana been loo sheegin”.ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Advertisement

Warka Madaxweynaha oo muuqaal ah islamarkaana aan ka soo xiganay Warbaahinta Qaranka halkaan ka daawo:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here