Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Duhurnimadii maanta Magaalada Kampala kula kulmay dhiggiisa Uganda Yoweri Musevani ayaa usii safray Magaalada Daarusalaam ee Dalka Tanzania.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Tanzania uga qaybgalaya shir u dhaxeeya Ururrada Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika ee loosoo gaabiyo EAC iyo kan Horumarinta Koofurta Afrika ee SADC.

Advertisement

Kulamo gaar gaar ah ayuu la qaadan doonnaa Madaxda Dalalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, Burundi, Kenya, Rwanda, Koofurta Suudaan, Tanzania iyo Uganda oo ah Waddamada xubnaha ka ah Ururkaas EAC.

Halka dhinaca Ururka SADS uu kala kulmi doonno madaxda ka socota sida Angola, Botswana, Comoros, Eswatini, Lesotho, Madagascar, Malawi, Mauritius, Mozambique, Namibia, Seychelles, South Africa, Zambia & Zimbabwe.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here