Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaaska Murusade ayaa Saxiixay Buugga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade.

Madaxwaynaha ayaa u tacsiiyay ehelka, Qoys, Qaraabada iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida ku timid ugaas Abdullahi Waxaa uuna Allah uga baryay in Janatul Firdowsa ka waraabiyo Ugaaska.

Madaxda kale ee Dowlada ayaa sidaas oo kale hore u soo saxiixday buuga tacsida Rabi ha u naxariistee Ugaaskii Beesha Mursade Ugaas C/laahi Fara-cade.
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here