May be an image of 1 person and smiling
Madaxwaynaha JFS Ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Darajada Gashaanle u Dalacsiiyey Faarax Xirsi Cabdulle Oo ah Taliyaha Ururka 26’aad Guutada 6’aad Qaybta 60’aad CXDS.

Taliye Faarax ayaa Ka Mida Saraakiisha ay ku Nasteen Shacabka Ku Dhaqan Gobolka Shabeelaha Hoose Isagoona Shaqo la Taaban karo kahaya Gobolka.

Sidoo kale Madaxwaynaha JFS Ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Darajada G/Sare U Dalacsiiyey Cabdi Salaad Cali Shuuriye Oo Ahaa Taliyihii Hore Ee Qaybta 21’aad CXDS.

Sarkaalkan ayaa Xilal Kala Duwan Ka Soo Qabtay Gudaha Ciidanka XDS iyadoona lagu Xasuusto Hawlkarnimo & Daacad.

May be an image of 1 person
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here