May be an image of 1 person and textADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga Itoobiya ayaa saxaafada la wadaagay markii ugu horeysay Dalalka ay u aqoonsan yihiin Caddowgooda xili ay awal sarbeebi jireen.

Sarkaalkaan oo ah Lataliyaha Ciidamada Milatariga Itoobiya Let-Alemshet Degefe.Generalkan ayaa carabka ku adkeeyay in Dalalka Masar iyo Eriteria inay yihiin Caddowgooda ay dunida ku leeyihijn.

Advertisement

Dhanka kale Sarkaalkaan wuxuu uga digay kooxaha Dowlada la dagaalaya inay isku dayaan inay xukunka xoog ku raadiyaan.

La taliyaha Milateriga wuxuu meesha ka saaray in waxaan doorasho ahayn inaan xukunka dalka Itoobiya lagu raadin karin.

“Kooxaha hubeysan marnaba macquul maaga inay xukunka dalka Afganbi ku qabsadaan,ha ogaadaan dalkuvwuxuu leeyahay dastuur iyo sharci loo maro xukunka”ayuu yiri Let-Alemshet Degefe.Generalkan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here