Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto ayaa goor dhaw magacaabay qaar ka mida Wasiirada Xukuumadiisa madaama uu dhaqaan kala direy golihii hore ee Wasiirada.
Madaxweyne Ruto wuxuu Magacaabay 11 Wasiir, waxaana Wasiirada la Magacaabay ka soo muuqday Aadan Barre Ducaale oo mar kale xilka Wasiirka Gaashaandhiga Kenya loo dhiibay.

Sidoo kale waxaa isna dib loo magacaabay  Wasiirkii Arrimaha Gudaha Kithure Kindiki .

Magacyada Wasiirada halkaan ka aqriso:-
.
Wasiirka Arrimaha Gudaha: Kithure Kindiki
Wasiirka Difaaca : Aadan Bare Ducaale
Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Jidadka : Davis Chirchir
Wasiirka Isbedelka Cimilada iyo Gaadiidka : Soipan Tuya
Wasiirka Biyaha iyo Waraabka : Eric Muga
Wasiirka Beeraha iyo Xoolaha: Andrew Muhia Karanja
Wasiirka Hawlaha Guud : Alice Wahome
Wasiirka Isgaadhsiinta : Dr Margaret Ndungu
Wasiirka Caafimaadka : Debra Mulongo Barasa
Wasiirka Waxbarashada : Julius Migosi
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here