Qalaanqalle, 12-06-2024:  Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka hor uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya beelo walaala ah oo wadaag ahaa.

Madaxweynaha oo halkaas ka furay gogol nabadeed ayaa la kulmay odayaasha iyo wax garadka labada dhinac, isagoo kala hadlay sida ay muhiim ugu tahay in ay gaaraan xal deg deg ah iyo nabad waarta oo labada dhinac dhex marta.

Si guud billawga gogosha ayaa la isla qaatay saddex qodob oo kala ah:-

1: In xabbad joojinta la is la qaatay, sidoo kalana lala shaqeeyo ciidammada amniga.
2: In la kala qaado maleeshiyaadka.
3: In dhinacyadu usoo diyaar garoobaan gogol nabadeed oo caasimadda Dhuusamareeb la dhigay.
Dhammaad.

May be an image of 17 people

May be an image of 6 people and treeMay be an image of 14 people and textMay be an image of 9 peopleMay be an image of 11 peopleMay be an image of 12 peopleMay be an image of 16 people and treeMay be an image of 9 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 4 people, tree and textMay be an image of 13 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 17 people

Advertisement

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here