Madaxweynaha dalka Faransiiska Emanuel Macron ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya u fadhi doona Paris, Mudane Maxamed Cali Nuur oo dhowaan la magacaabay.

Masuulkaani ayaa shaqadiisa si rasmi ah u u gada geli doona wixii ka hada ka danbeeya madaama waraaqihii aqoonsiga safiirnimo laga gudoomay.

Advertisement

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa dhawaan magacaabay Safiirkaani waxaana mel mariyay sidoo kale Golaha Wasiirada Somalia.May be an image of 2 people and the Oval OfficeMay be an image of 2 people

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here