Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoygooda ku booqday Guddoomiyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka dalka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda mudane Xamse Cabdi Barre.

Madaxda ayaa ariko kala duwan isla soo qadern sida farxada  maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada dalka.

Advertisement

Sidoo kale waxay ka wada hadleen sidii shaqada baarlamaanka loo sii wadi lahaa kalfadhiyada halkeey marayeen laga sii anba qaado.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here