Madaxa Qaramada Midoobay ayaa dalbanaya in la soo afjaro dagaalka Gaza ka dib markii mar kale weerar lagu hoobtay lagu qaaday xarun ay Qaramada Midoobay ku leedahay kumanaan rayid ah oo ka barakacay dagaal.

Xoghayaha guud waxa uu ugu baaqayaa dhammaan dhinacyada in ay ka fogaadaan in dugsiyada, hoyga iyo meelaha ku xeeran ay u adeegsadaan arrimo ciidan.

Advertisement

“Dhammaan dhinacyada isku haya colaadda waxaa ku waajib ah inay u hoggaansamaan sharciga caalamiga ah ee bini’aadantinimada mar walba,” ayuu yiri afhayeenka Antonio Guterres Stephane Dujarric.

“Xoghayaha guud waxa uu ku celinayaa baaqiisa ku wajahan xabbad-joojin degdeg ah iyo in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo dhammaan la haystayaasha lagu haysto Gaza. Waa in ay joojiyaan rabshadahan foosha xun.”

XAFIISKAWARARKA
DAYNIILE.COMa man in a suit speaks in front of a name badge that says UN Secretary General

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here