Madaxa ATMIS, Danjire Souef Mohamed El-Amine, ayaa shalay xarunta Hawlgalka ee Magaalada Muqdiso kula kulmay Kelvin Ong oo ah Agaasimaha Hawlgalada furimaha hore ee Waaxda Maamulka Istaraatiijiyadda, Siyaasadda iyo U Hogaansanaanta, isaga oo uga warbixiyey Waajibaadka ATMIS iyo hannaanka kala-guurka ee Soomaaliya.
Madax sare oo ka kala socotey QM iyo ATMISÂ oo ay ku jiraan madaxa UNSOS, Aisa Kirabo Kacyira iyo Agaasimaha UNSOS, Ms. Qurat-ul-Ain-Sadozai, ayaa sidoo kale ka qayb galay kulanka Mr. Ong, oo hadda booqasho lix maalmood ah ku jooga.
XIGASHO ATMIS
Advertisement