Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika, ahna madaxa ATMIS Danjire Mohamed El-Amine, ayaa maanta magaalada Mombasa ku daahfurey tabobar koox-dhisid kaas oo la isugu keenay shaqaale Sar sare oo ka kala socda militariga, booliiska iyo qaybaha rayidka.
Qorshahan muhiimka ah ayaa ah mid lagu xoojinayo isku-xidhka iyo isku-dubbaridka howlgalka ka hor inta aan la gaarin kala-guurka ATMIS iyo AUSSOM.
XIGASHO TALISKA ATMIS
Advertisement