Muqdisho, 13 December 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa hoygiisa kulan qado sharafeed iyo soo dhaweyn ugu sameeyay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.

Kulanka ayaa intiisa badan waxa uu daarnaa soo dhaweyn iyo kala xog-qaadasho, iyadoona labada mas’uul ay is-dhaafsadeen tallooyin ku aadan Horumarada ka jira Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka iyo howlaha hortabinta u leh Gobolka Banaadir.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here