HomeWarkiiMacawisleyda Degmada Al-Kowsar oo mar kale fuliyay howlgal ay ku laayeen Alshabaab

Macawisleyda Degmada Al-Kowsar oo mar kale fuliyay howlgal ay ku laayeen Alshabaab

Sida goor dhaw lagu shaaciyay raadiyaha ciidamada Dowlada Howlgal qorshaysan oo jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta ayaa ciidanka deegaanku waxa ay ka fuliyeen degmada Al-Kowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan tuulada Ceelka nuur-gadow halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan khawaarijta.

Howlgalkaan inta uu socday waxaa lagu dilay saddex ka mid ah Khawaarijta halka ay jiraan dhaawacyo soo gaaray argagaxisadii la weeraray, iyadoo ciidanka deegaanka ay goobtii ka soo qaateen hub iyo rasaas badan.

Ciidanka deegaanka ayaa xoojiyay howlgalada qorshaysan oo ay ku beegsanayaan horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka dhuumaalaysanaya kadib markii dowladdu u balan qaaday abaalmarino kala duwan.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -