NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa si kulul uga hadlay hab dhaqanka Ciidamada Booliiska marka la eego shacabka magaalada ka dhigaya dibad-baxayaasha ay kaga soo hor jeedaan canshuur kordhinta Dowlada.

Johnson Sakaja ayaa cambaareeyay awoodda xad dhaafka ah ee askartu isticmaalayaan marka ay la fal gelayaan banaan=baxayaasha.

Advertisement

Maayarlka Nairoobi wuxuu ka digay in Booliisku awood dheeraad ah u adeegsadaan shacabka xili ay xaq u leeyihiin inay dibaxyo ku cabiraan waxay rabaan iyo waxay diidan yihiin.

“qof kasta oo kenyaan ah wxuuu xaq u leeyahay inuu dareenkiisa ku muujiyo isu soo bax, Booliiska waa qalad inay awood u adeegsadaan shacabka hadii aysan hubeysneyn oo ay argti uun cabirayaan”ayuu yiri  Maayarka

Masuulkaan ayaa hadaladaan ka jeediyay xili uu dhagax dhigayay dhismaha fagaaraha Kihumbuini Stadium ee xaafadda Westlands

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here