GAROWE (DAYNIILE.COM)-Wasiitka Warfaafinta Maamulka Puntland  Maxamuud Caydiid Dirir ayaa Dowlada Somalia ku eedeeyay inay ka been sheegtay raashin ay sheegeen inay gaarsiinayaan Puntland.

Wasiir Dirir wuxuu wax nasiib daro ku tilmaamay sida uu sheegay raashin suuq-bacaad lagu kala iibsaday in dowladu shaaciso inay Puntland u wado.

Advertisement

” Raashin Suuq Bacaad lagu kala Iibsanayo in la yiraahdo Puntland baa loo rarayaa Waa nasiib daro” ayuu yiri Maxamuud Caydiid Dirir

Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka warka wasiirka oo dhameystiran:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here