CAL-MISKAAD (DAYNIILE.COM)-Maamulka Puntland ayaa mar kale soo bandhigay meydad hor leh oo ah dagaalamayaal ka tirsanaa kooxda Daacish.

Saacadihii ugu dambeeay dagaaladii ciidamada Puntland ay la galeen kooxda Daacish ayay sheegeen inay ku dileen ilaa 98 dagaalame kuwaasoo qaarkood sawirada meydadkooda uu maamulku baraha bulshada ku baahiyay.

Advertisement

Meydadka ayaa daadsan sida warbixinta ay ku bixiyeen hareeraha Togga Jeceel iyo godad ay qoteen kooxda Daacish.

Sidoo kale Maamulku wuxuu sheegay in dagaalka lagu laayay kooxdaani uu socday in kabadan 15 saacadood.

“waqtiga dagaalku socday iyo meydadka waxay muujinayaan in la joogo dhammaadka argagixisada”ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Taliska ciidamada Maamulka Puntland

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMNo description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here