War ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed waxay u direen beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Galbeedka Gobolka Mudug gaar ahaan deegaanada u dhexeeya Gal-dogob iyo Saaxa-qurun.
Qoraalka ka soo baxay Maamulka Puntlaand ayaa sidan u qornaa:-
Advertisement
Advertisement