War qoraala oo ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa gabi ahaanba lagu fasaxay shaqaalaha Maamulkaasi berito oo ah maalin Qaran kuna beegan 1-da Luulyo oo ah maalintioi Koonfurta Somalia xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaanig iyo sidoo kale midowgii Koonfur iyo Waqooyi oo iyagana Ingriiska xornimada ka qaatay 26-kii bishan June.

Sidoo kale Maamulka Puntland wuxuu hawada hambalyo u mariyay dhamaan shaqaalaha kala duwan munaasabadaas Qaran awgeed.

Advertisement

Hadaba warqada lagu fasaxay shaqaalaha Puntland ayaa sidan u qorneyd:-

May be an image of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here