HomeWarkiiMaamulka Puntland oo beeniyay inay dhulkooda ka mamnuuceen diyaaradii geysay Ra'iisulwasaare...

Maamulka Puntland oo beeniyay inay dhulkooda ka mamnuuceen diyaaradii geysay Ra’iisulwasaare Xamsa

War ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa si weyn loogu  beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo ah inay dhulkooda ka mamnuuceen shirkada diyaaradaha Star Airlines oo ah diyaaradii maanta Laascaanood geysay Ra’iisulwasaare Xamsa.
Warka ka soo baxay Puntland ayaa sidan u qornaa:-
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomadda Puntland, waxay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland u caddeynaysaa inaysan jirin wax diyaaradda ah oo ay shaqada ka joojisay.

Sidoo kale waxaan caddaynayna wararka social media kujira ee sheegaya in diyaarad shaqada laga joojiyay ay been abuur yihiin.
May be an image of map and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -