BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Sida lagu shaaciyay baraha bulshada ee Taliska ATMIS Maamulka Koofur-galbeed ayaa maalin ka hor waxay Baydhabo casuumaad qada sharaf ahayd ugu sameeyeen saraakiisha ciidamada Itoobiya ee magaca Atmis ku howlgala.iyo waliba kuwa dalkeena Somalia.

Munaasabadaan ayaa imaaneysa xili Dowlad Goboleedka Koofur-Galbeed uu xiriri wanaagsan la leeyahay Ciidamada Itoobiya xili dhanka kalana Dowlada Somalia uu khilaaf kala dhexeeyo walow qeybo ka mida la xaliyay

Advertisement
Kulankaan waxaa la sheegay in looga hadlayay dhiiri gelinta ciidamada marka la eego wax qabadkooda dhanka amniga, iyadoo
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koour-Galbeed , Xasan Cabdulqaadir uu ciidanka ku ammaanay shaqadooda amniga iyo xasilinta deegaanada Koour-Galbeed.
Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Itoobiya S/Guuto Besfat Fente Tegegn ayaa ciidanka amniga Soomaaliyeed iyo kuwa ATMIS ku ammaanay wada shaqeyntooda dhanka amniga deegaanada Dowlad Goboleedka Koofur-Galbeed.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 8 peopleMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 10 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 8 peopleMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here