Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur-Galbeed ayay ku qaadaceen shir Dowlada Faderaalka Soomaaliya ku casuuntay.

Maamulka Koonfur-galbeed wuxuu si cad u diiday inuu ka qeybgalo shirweynaha 2aad ee sanadlaha culimada Soomaaliyeed kaasoo berito furmaya,iyagoona u sababeeyay in Dowladu ka baxday heshiis hore u dhexmaray Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta ee Maamul Goboleedyada iyo Wasaarada Faderaalka kaasoo dhigaya in qaban qaabada shirweynahaasi laga wada tashto.

Advertisement

Hadaba halkaan ka akhriso warsaxafadeedka uu Maamulka Koonfur-Galbeed ku qaadacay shirweynaha Culumada Soomaaliyeed oo beri subax loo balan san yahay:-

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here