KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Maamulka Jubaland ayaa warsaxaaadeed ay soo saareen saaka waxay ku shaaciyeen inay hakiyeen wada shaqeyntii ama xiriirkii kala dhaxeeyay Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

Maamulka Jubaland waxay shuruud ku xireen inay Dowlada dib u wada shaqeeyaan ilaa iyo inta Dowladu Dastuurka kaga hogaansameyso iyo inta ay ka tixgelinayaan rabitaanka shacabka Jubaland waa sida warsaxaafadeeka Jubaland ku qoran.

Advertisement

hadaba halkaan k akhriso warsaxaafadeedka maamulka Jubaland oo sidaasa u qoran:-

May be an image of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here