Warsaxaaadeed ka soo baxay Maamulka Jubaland ayaa looga hadlay ciidamo ka tirsan Milateriga Somalia oo dhawaan gaaray deegaanka raas-kanbooni oo hoos taga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose.

Hadaba warka maamulka Jubaland oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-

Advertisement

Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay Ciidamada sharci-darrada ah ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku soo daabulaysay deegaanada Jubaland.

May be an image of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here