Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda oo lagaga hadlay arrimo kala duwan.

Qodobada Wasiiradu falanqeeyeen waxaa ka mid ah amniga, xaalada guud ee Siyaasada dalka taasoo wasiiradu aad u lafa gureen.

Advertisement

Sidoo kale wasiirada Jubaland waxay meel-mariyeen in deegaannada dowlad goboleedka Jubaland guud ahaanba laga mamnuuco Bacaha halka mar la isticmaalo taasi oo ay horey go’aan adag uga soo saartay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS.

May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people, beard and daisMay be an image of 3 people and textMay be an image of 4 people, dais, newsroom and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here