KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-War laga helay dhanka Maamulka Jubaland ayaa lagu beeniyay wararka sheegaya in ciidamo Jubaland ka tirsan ay maanta ku biireen kuwa Dowlada ee ku sugan deegaank raaskankooni.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in ciidamada la sheegay  inay Dowlada ku biireen ay yihiin kuwii Dowladu xamar ka keentay islamarkana ay dejiyeen deegaanka Raaskanbooni.

Advertisement

“waxa marba doon la saarayo waa isla ciidamadii hore Dowladu xamar uga keentay oo ay leeyihiin Jubaland bay ka ka soo goosteen mana aha wax jira”ayaa lagu yiri war ka soo baxay dhanka Maamulka Jubaland.

tan iyo markii maamulka Jubaland ku dhawaaqay inuu xiriirka u jaray Dowlada waxaa sii kordhayay khilaafka labada dhinac iyadoo dhanka raaskanboonina ay macquul tahay inay isaga hor yimaadaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here