Xusaka Sanad-guurada 18-aad ee aas-aaskii Maamulka Galmudug ayaa laga xusay Magaalooyin ay ka mid yihiin caasimada Somalia ee Muqdisho iyo Dhuusa-mareeb oo ah caasimada Maamulka Galmudug.
Xaflada ugu weyn waxaa lagu qabtay Magaalada Dhuusa-mareeb waxaana ka soo qeybgalay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye , ku xgeenkiisa Cali Ciid iyo marti sharaf kale.
Advertisement
Munaasabada oo la qabto sanad kasta 14-ka Agoosto ayaa lgu qabtay qasriga madaxtooyada Galmudug ee dhuusa-mareeb halkaasoo uu ka dhacay dabaal deg balaaran.
Advertisement