Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed uu soo saaray wuxuu kaga hadlay hubkii dhawaan shacabku ku bililiqeysteen Magaalada Cabud-waq ee Gobolka Mudug islamarkaana hoos taga Maamulkaasi.

Warsaxaafadeedka waxay ku sheegeen maamulku inuu ahaa hubkaasi mid alshabaab loo waday sidoo kale loo waday in la isaga hor keeno beelaha.

Advertisement

Waxay intaasi ku dareen in hubkaan oo laga keenay dhanka Itoobiya ay ka danbeeyaan dad horaba uga ganacsan jirey waxyaabaha sharci darada ah,sidoo kale waxay xuseen inay ka xisaabtami doonaan kuwaasi.

Warsaxaafadeedka ayaa sida u qornaa:-

May be an illustration of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here