Madaxweynaha Maamulka  Koonfur Galbeed  C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Safar Shaqo ugu Maqnaa Dalka Dibaddisa ayaa si diiran loogu soo dhoweyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay , kan Degmada Baydhabo, Saraakiisha Hay’addaha Amniga,Odeyaasha Dhaqanka,Agaasimiyaal iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.

Advertisement

Dhanka kale waxaa sii xoogeysanaya khilaafka ka dhexeeya Dowlada Somalia iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed kadib markii dhawaan maamulkaasi taageeray itoobiyaanka islamarkaana ka hor yimid siyaasada Dowlada Somalia.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here