HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Dagaal Gacan hadal ah ayaa maanta  dhexmaray Xildhibaan Barkhad Batuun iyo Xildhibaan Jamaal Jaah.

Dagaalkaan ayaa yimid kadib shir ay maanta yeesheen Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland,iyadoona la arkaayay labada xildhibaan oo feer isla dhacaya.

Advertisement

Qaar ka mida Xildhibaanada kale ayaa la arkaayay inay kala celinayeen mudanayaasha feerka isla dhacay.

Sababaha feerka keentay ayaa la sheegay inay tahay mooshinka maanta oo khuseeyay xildhibaanka shalay la xirey ee Maxamed Abiib gaar ahaana in xasaanada laga qaado taasoo keentay muranka iyo gacan ka hadalka.

Haddaba halkaan hoose ka daawo muuqaalka oo aan ka soo xiganay Saab Tv.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here