Gumeystihiii Talyaaniga ayaa 80 Sano ka hore Teendho lagu shiro ka dhisay Xerada Afisyooni. Markii Dambe waxa ay noqotay meel lagu xareeyo Qalabka dayac tirka Dayaaradaha.
( F.S:1aad)
Mar kale 80 Sano kadib Beesha Caalamka ayaa Isla goobtii Afisyooni ka dhistay Teendho kale. Layaabka iigu weyn ayaa ahaa, Teendhadaa Markii hore waxaa laga keeni jiray Nairobi iyada oo Dayaraad lagu soo qaado oo kiro ah, 3 dii Cusho waxa ay ku kireeysneed 200,000 Dollar, Dib ayaana loo celi jiray si mar kale loo soo kireeyo. Lacagtaas waxaa lagu dhisi karay Teendho joogto ah oo aan la rareeyn. Lacagtii ayaa yaraatay, waana la isku fahmay.

Muddo kadib waxaa la dhisay Teendho joogto ah oo u baahan dayac tir joogto ah.

Ogow kharaj Teendho oo dhan waa xisaab kuu taal, Gudayaa, laguugu lahaadaa, laguugu Abaal sheegtaa. ( F.S:2aad)
Dhirtii Allaah na siiyay ee aan kirada aheynna Dhuxulaan ka shidanay, waana dhoofinay. ( 3-5aad)
Ar Somaliyaa, dhib aan muuqan ayaa dhalaankeena dambe ku socdo.
Qore:Yahya Amir
May be an image of textNo photo description available.May be an image of treeMay be an image of 4 people and treeMay be an image of 2 people and tree
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here