KASHMIIR (DAYNIILE.COM)-Laba askari oo Hindi ah ayaa lagu dilay Kashmiir qeybta  ay Hindiya maamusho.

Talaabadaan ayaa kor u qaadaysa walaaca laga qabo xaaladda ammaan ee gobolka lagu muransan yahay ee Himalayan.

Advertisement

Isbatooraha guud ee bilayska Kashmir Vidhi Kumar Birdi ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AFP in ciidamada amaanku ay  laba hawlgal oo kala duwan ka fuliyeen tuulooyin ka tirsan degmada Kulgam ee dhulka lagu muransan yahay markaasoo lagu dilay laba askari.

Tobanaan kun oo qof ayaa la dilay, inkastoo rabshaduhu ay sii yaraanayeen sannadihii u dambeeyay.

Hindiya waxay si joogto ah Pakistan ugu eedaysaa inay taageerto oo ay hubayso fallaagada gobolka, eedaymahaas Islamabad ayaa diiday.

Gobolka intiisa badan jabhad hubaysan ayaa ka qarxeen dabayaaqadii 1980-meeyadii kuwaasoo kasoo horjeeday xukunkii Hindiya.

Tobanaan kun oo qof ayaa la dilay, inkastoo rabshaduhu ay sii yaraanayeen sannadihii u dambeeyay.

Hindiya waxay si joogto ah Pakistan ugu eedaysaa inay taageerto oo ay hubayso fallaagada gobolka, eedaymahaas Islamabad ayaa diiday.

Hindiya iyo Pakistan labaduba waxay si buuxda u sheegtaan gobolka Himalayan ee ay Muslimiinta u badan yihiin balse qayb ka mid ah ayaa maamula, Waxay ku dagaalameen saddex dagaal oo ay gacanta ku hayaanl.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here