Masuul asal ahaan ka soo jeeda dhulka waqooyiga Soomaliya ee Somaliland loo yaqaan ayaa loo doortay xubin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan Cusmaan Cali Cusmaan ayaa loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP269 oo degaan doorashadiisu tahay maamulka Soomaliland.

Kursigaan waxaa hore ugu fadhiyay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar sidaas daradeed ayaana loo buuxiyay booskiisa.
May be an image of 1 person and newsroom
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here