BUULA-BURDE (DAYNIILE.COM)-Wafdi uu hogaaminayo Ku Xigeenka Xeerilaaliyaha Guud Ciidamada Qalabka Sida Mr. Xasan Siyaad Maxamed (Hassan Tarsad) safar shaqo ku tagay Gobolka Hiiraan.
Xasan Siyaad Maxamed ayaa booqday Magaalada Burde gaar ahaan xerada ciidamada  Gutada 29 ee daljir ururka 291aad.
Wafdiga Xeer Ilaaliye ku xigeenka waxaa xerada Ciidamada ku soo dhaweeyay G/le Cali Cadde halkaasoo ay labadoodaba hadalo kooban ka soo jeediyeen.

Xasan maxamed siyad (xasan tarsan) ayaa ciidamada kala hadlay shaqada ay Qaranka u hayaan,wuxuu ku  amanay gulaha ay mar waliba kaso hoyan cadawga dagaalada ay kala hor jeedaan kooxda Alshabaab.

“Salaada Tukada madaama Muslimiina aa nahay,islamarkaana uu caddow na hor taagan yahay”ayuu Xasan Maxamed.

Masuulkan wuxuu ciidamada u sheegay ineysan jirin xiligaan Caddow hor istaagi kara,wuxuu tilmaamay askartu inay yihiin kuwa qiima badan,tababar fiicana la soo siiyay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 4 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people and treeMay be an image of 2 people and textMay be an image of 4 people, rhinoceros and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 7 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here