Askarta Booliiska Dowlada Somalia ayaa maanta soo qabtayu kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyo ka mida kuwa A iyo B-da ee Maamula Gobolka Banaadir uu buufiyo.
Soo qabashada ayaa timid kadib markii ciidamada Booliiska ay maanta howlgal ka sameeyeen waaxda 2-aad ee degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir kadibna ay gudaha u galeen garaasha lagu hayay shqadaasi sharci darada ah.
Sida Taliska Booliisku sheegay eedeysanayaasha la soo xirey oo 5 ahaa waxaa ku jira ninka iska leh garaashkaasi,
Sidoo kale Waxay ciidamada Booliisku albaabada isugu dhuften garaashka oo lagu hayay howl sharci daro ah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement