KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo deegaanada ku xeeran Raaskan-booni ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Maamulka Jubaland ay wadaan abaabul weerar ay ku qaadaan Raaskanbooni oo ay hada maamulaan Ciidamada Dowlada Somalia.
Warar laga helaayo Kismaayo ayaa sheegaya in xalay oo u danbeysay uu Axmed Madoobe ciidamo u direy dhanka aaga raaskanboni si uu dagaal ugu qaado ciidamada Dowlada Somalia ee halkaasi lagu geeyay diyaaradaha.
Wararka la xiririra Axmed madoobe damaciisa ah inuu weerar ku qaado ciidamada Dowlada ayaa waxaa lab sheegay inay curyaamisay saraakiil uu ku tashaanaayay oo dhanka Dowlada u wareegay.
wixii ku soo korcdha wararkeena danbe ayaad kaga bogan doontaan insha Allaah .
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here