XIRITAANKA KALFADHIGA 5AAD EE AQALKA SARE
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa iclaamiyay xiritaanka kalfadhiga 5-aad ee Aqalka Sare Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ka billaaban doonna maanta oy taariikhdu tahay 01 Diseembar 2024 kuna eg 02 Febraayo 2025.
DHAMMAAD
Advertisement