DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Gen. Bashiir Maxamed Jaamac Goobe ayaa maanta loo doortay mudane ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliyeed doorasho ka qabsoontay Magaalada dhuusa-mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.
Gudiga  doorashada boos buuxinta kuraasta Golaha shacabka ayaa ka soo shaqeeyay buuxinta kursiga tirsigiisu yahay HOP 18 kaasoo deegaan doorashadiisu tahay Galmudug.

Jen.Bashiir Goobe ayaa sidoo kale ka tirsan Xukuumada Soomaliya waana Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here