Waxaa soo baxaya warar ka soo kordhaya dagaalada ka socda Gobalka Amharada ee Dalka Itoobiya kaasoo u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Jabhada Amhaarada.

Wararku waxay sheegayaan in Jabhada Amxaaradu deegaano hor leh ku soo fiday xili ay dhanka caasimada Adis-ababa u soo jiheysan yihiin.
Sidoo kale Ciidamada milatariga Ethiopia ayaa iyaguna madaxa ciida ka ceshanaya waxayna saxaaafada u sheegayaan inay wadaan hawl galo lagu sugayo amniga guud ee Degaanka Amharada.

Jabhada Axmaarada ee Fano waxay  soo bandhigtay Maxaabis badan oo ay sheegeen inay dagaalada ku qabteen inkasto aan si madax-banaan lo Xaqiijin karin shegashadooda.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMFive reasons why Ethiopia is at war with itself, again - Ethiopia Insight
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here