- Wafdi ka socda MFA iyo Wasaaradda Difaaca Itoobiya ayaa Muqdisho u yimid si ay u hagaajiyaan u oggolaanshaha ENDF in ay sii joogaan Soomaaliya si ay u qaataan waajibaadyada nabad ilaalinta ee AUSSOM.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Soomaaliya ogolaatay in ciidamo lagu qiyaasay 3k oo Itoobiyaan ah loo ogolaado in ay ka qeybgalaan howlgal cusub.
Advertisement
Sikastaba aha ahaate waxaa la ogeyn hadii ay kamid noqdaan ciidamda AUSSOM sida la iskugu hayn doono Masar iyo itoobiya oo colaad ka dhaxayso waana halis kale ay wajahaayan Soomaaliada.
Advertisement