Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu delivers a statement in front of a Hermes 900 drone at the Palmachim Air Force Base near the city of Rishon Lezion, Israel July 5, 2023. REUTERS/Amir CohenBEIRUT (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya magaalada Xasbaiyya ee koonfurta Lubnaan ayaa sheegaya in halkaasi  Yuhuudu saaka ku weerareen gantaalo sioda caadada u ahayd Yuhuuda.

Waxaa dhacay dhowr weerar oo dhanka cirka ah oo dhacay xalay iyo saaka, Magaaladaas oo xadka ku taalla ayaa shalay sidaan oo kale waxaa ka dhacay weeraro xooggan oo xagga cirka ah.

Advertisement

Xisbullah ayaa sheegtay in ilaa sagaal weerar oo kala duwan ay ku qaadeen waqooyiga Israa’iil, iyo sidoo kale fariisimaha ay Israa’iil ku leedahay gudaha koonfurta Lubnaan oo uu ku jiro Maroun al-Ras.

Dagaal-yahanada Xisbullah Waxay sheegeen inay soo rideen diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil leedahay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here