Kusimaha Guddoomiyaha, ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo uu wehliyo Taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed G/le sare Macalin Mahdi ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray qaadista imtaxanaadka fasalka 8-aad ee Dugsiyada Gobolka Banaadir oo sanadkan ay u fadhiisatay 35,307 Arday oo ka kala tirsan 656 School oo kamid Dugsiyada Muqdisho.
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Yuusuf Nuur ayaa warbaahinta u sheegay in Ardayda loo soo xiray imtixaanka ay tiradooda u kala qeybsanto 19,766 Wiil iyo 15,541 Gabdha oo ay qaar kamid ah yihiin Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba, kuwaas oo si guud uga qeyb galay imtixaanka fasalka 8-aad ee Dugsiyada Gobolka Banaadir, waana sanadkii 5-aad oo uu Maamulka Gobolka Banaadir qaadayo imtixaankaan.
hhh
goo uganda qarax jira klhsaare dhimasho iyo dhawac deegaanka NO50
3 askari oo uganda ayaa ku dhintay halka dhawucuna intaas ka adan yahay\
alshabaab aya sheegtay masuuliyada inay iyagu dhigeen araxa
ma shaacin tirada rasmiga ah ee qaraxa
Advertisement